Norway:-Dhamaan umada Somaaliyeed ee ku nool Norway iyo Yurub intaba waxaan idia bishaaraynaynaa in la qabanayo 28.Mars 2013 Mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawfiiq.Inshallaah Mu,tamarka sanadkan waxaa ka soo qayb gali doona Culumada kala duwan Waxaan rajeyneynaa in aad ka faaideysan doontaan inshallaah.
Waxaan ka codsanaynaa walaalaha martida ah ee ka imaanaya dibada in ay soo qaataan gogoshooda.
